Wednesday, August 5, 2020
Home WARARKA MAANTA

WARARKA MAANTA

Dowladda Kenya oo soo iibsatay diyaarado ay kula dagaalameyso Al-Shabaab

Dowladda Kenya ayaa shaacisay in ku dhowaad 10 diyaaradood oo nooca dagaalka ah ay ka soo iibsatay dalka Mareykanka. Wasaaradda difaaca Kenya ayaa xaqiijisay in diyaaradahaasi oo gaaraya lix oo Helicopters ah ay dhowaan tegayaan dalkaasi. Sidoo...

Tirada dadka shacabka ah ee Mareykanka uu ku dilay Somalia oo lasoo bandhigay

Sagaal Bil oo ka tirsan Sanadkaan dhamaadka ah ee 2019 ayaa tiro ahaan ka badan duqeymaha Mareykanka uu ka geystay Soomaaliya sanadkii 2018 sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Hey’adda Xuquuqul Insaanka ee...
video

Boqor Salman oo ka hadlay Weerarkii saameynta badan ku yeeshay Sacuudiga

Diyaarado nuuca aan duuliyaha laheyn ayaa weerar xoogan sabtidii ku qaaday shirkado saliida soo saaro oo leedahay dowlada Sacuudiga, waxa ayna taasi dhalisay in uu yaraado wax soo saarka saliida Sacuudiga kala bar. Weerarkan ayaa...
video

Kismayo becomes battleground for different invested-interests and bemoans accordingly!

Somalia’s notorious and ragtag federalism led and propelled the country into an astray. As Somalia is still fragile state and conflict-ridden country, enormous countries, mainly from the neighboring countries are meddling the internal affairs...
video

Soomaalida Maraykanka oo caqabado ka sheeganaya aaditaanka Xajka

Qaar ka mid ah Soomaalida Maraykanka oo BBC-da la hadlay ayaa sheegey in caqabado ay kasoo wajaheen aaditaanka Xajka sannadkan , sababtuna ay tahay amarkii socdaalka ee madaxweyna Donald Trump. Wariyaheena Maraykanka ayaa kusoo waramay...

LATEST NEWS

MUST READ